Tuesday, June 24, 2025

Dowladda Qatar oo shir Caalami ah ku casuuntay Madaxweynaha Soomaaliya [Akhriso]

Dowladda Qatar ayaa la sheegay inay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ku casuuntay shir caalami ah oo ka dhacaya dalka Mareykanka.

Arrime-fuliyaha safaaradda Qatar ee Soomaaliya Hassan Bin Hamza  oo shalay Muqdisho kula kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa casuumadda soo gaarsiiyay dowladda Soomaaliya, waxaana la filayaa inuu maanta qaabilo madaxweyne Farmaajo.

Shirkan oo ah shir ka barbar soconaya shir sanadeedka Golaha Guud ee Qaramada Midoobey, shirkaas oo aan la faahfaahin waxa looga hadlayo. Dowladda Qatar ayaa olole caalami ah oo ka wada fagaarayaasha dunida iyadoo kula dagaalameysa isbaheysiga Sacuudiga iyo Imaaraadka.

Dowladda Soomaaliya ayaa mowqif dhexdhexaad ah ka qaadatay xiisadii siyaasadeed ee dalalka Khaliijka, taasoo ka dhigtay dal u xagliya dhinaca Qatar.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON