Sunday, July 13, 2025

Dowladda Somalia oo si rasmi ah Xil Sare ugu magacawday Taliyihii Ciidamada Ahlu suna [Akhriso]

Qoraal kasoo baxay Taliyaha cusub ee ciidamada Xoogga Dalka Jen. Odowaa Yusuf Raage ayaa si rasmi ah u magacaabay sarkaal ka tirsanaa Ahlu suna oo ku biiray ciidamada dowladda oo hore u aahaa taliyah ciidamada Ahlu suna.

Wareegto kasoo baxday Taliyaha Ciidamada Milateriga Soomaaliya Gen. Mascuud Maxamed Warsame Faarax oo ahaa taliyaha ciidamada Ahlu suna si rasmi loogu magacaabay inuu noqdo Taliyaha Guutada 15-aad ee Qeybta 21-aad Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo fadhigoodu yahay Gobollada Dhexe.

Arrintan ayaa timid iyadoo uu hore Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre u shaaciyey in taliyaha Ahlu suna uu noqon doono taliyaha guutada 15-aad ee qeybta 21aad. balse aan magacaabid rasmi ah ku soo bixin, waxayna ka mid ahayd qodobo dhowr ah oo ay madaxda Ahlu suna dalbanayeen,

HOOS KA AKHRISO

No photo description available.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON