Monday, June 23, 2025

Dowladda Somalia oo War kasoo saartay Dib u dhigista Dacwadda Badda ee Somalia & Kenya

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa ka hadlay dib u dhigista Dacwadda Badda ee Kenya iyo Somalia oo mar kale ay dib u dhigtay Maxkamadda ICJ.

Wuxuu sheegay in dowladda Soomaaliya ay qoraal adag u dirtay Maxkamadda ICJ oo ay ku dalbatay inaan dib loo dhigin dacwadda sida ay dalbatay Kenya, lakiin go’aanka Maxkamadda uu noqday in dib loo dhigo dacwadda ilaa 15 Maarso 2021, iyadoo sabab uga dhigay xaaladda ka dhalatay faafitaanka cudurka Covid-19.

Ra’iisal wasaare ku xigenka ayaa caddeeyay in Somalia dooneysay in dacwadda la dhageysto xilligii loo qorsheeyay, hase yeeshee dowladdu ay ku qasban tahay inay u hoggaansanto amarka dib-u-dhigista ee kasoo baxay maxkamadda.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON