Wasiirka Warfaafinta xukuumadda xilka sii heysa ee Soomaaliya ayaa War saxaafadeed uu soo saaray uga hadlay xaalada maxaabiis Soomaaliyeed oo burcad Badeedimo lagu xukumay dalka India.
Xafiiska Wasiirka warka kasoo baxay ayaa ku soo beegmay iyadoo dowladda India ay maxkamad soo taagtay 119 Soomaali ah oo 50 ka mida lagu xukumayo dil toogasho ah, wxaaana lagu sheegay in la faray wasaaradda arrimaha dibadda inay la socoto xaalada Soomaalida ku xiran dalal dhowr ah.
AKHRI WAR-SAXAAFADEEDKA