Tuesday, June 24, 2025

Dowladda Soomaaliya oo Miisaaniyad la’aan ah & Dood maanta ka furmeysa Baarlamaanka

Dowladda Soomaaliya ayaan awood u lahayn inay wax kharash ah bixiso, kadib markii ay noqotay miisnaaiyad la’aan.

Miisaaniyadii kumeelgaarka ahayd ee saddexda bilood  oo xukuumadii hore ay Baarlamanka cusub ka ansixisay ayaa ku dhammaatay Maarso, waxaana madaxweynaha uu hakiyay miisaaniyad ay diyaarisay xukuumadda cusub diyaarisay qeylo dhaan uu ka keenay hanti-dhowrka guud.

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa la sheegay inuu maanta yeelanayo kulan ay uga doodayaan Miisaaniyadda Dowladd ee 2017, oo maanta loo qeybin doono si ay u ansixiyaan.

Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa markii uu kasoo laabtay safarkiisii Sacuudiga sheegay in wax ka bedel lagu sameyn doono miisaaniyadda oo la kordhin doono kadib dhaqaale taageero ah oo laga helay Boqortooyada Sacuudiga.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON