Tuesday, June 24, 2025

Dowladda Soomaaliya oo xil nooc cusub ah u magacawaday C/samad Macalin Maxamud [Akhriso Qoraalka]

Dowladda Soomaaliya ayaa xil nooc cusub ah u magacawaday xildhibaan iyo wasiir hore C/samad Macalin Maxamuud.

Qoraal kasoo baxay wasaaradda arrimaha gudaha oo uu ku saxiixnaa Wasiirka Cabdi Faarax Juxa ayaa lagu sheegay in Mudane Cabdisamad uu noqon doono isku-xiraha (Focal Point) wadi doona dib u heshiinta, dhexdhexaadinta iyo dhameystirrka heshiiska maamullada Galmudug iyo Ahlu suna.

C/samad oo uu dhalay hoggaamiyaha guud ee Ahlu suna ayaa horeba qeyb uga ahaa arrintan, waxaana hadda uu noqonayaa ergey ay magacawday dowladda Federaalka si looga mira dhaliyo isku biirka labada maamul.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON