Monday, June 23, 2025

Dowladda Turkiga oo Imaaraadka ku eedeysay inay taageero Alshabaab & kooxo kale oo argagixiso

Dowladda Turkiga aya ku eedeysay Imaaraadka Carabta inuu taageerto ururrada Argagixisada eida Alshabaab oo ah ururk ka dagaalama Soomaaliya.

War kasoo baxay Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha dibadda dalka Turkiga Hami Aksoy oo jawaab u ahaa eedeyn Imaaraadku u jeediyey Turkiga inuu taageero argagixisada ayuu ku sheegay in dowladda Imaaraadku ay taageerto kooxo Argagixiso oo ay ka mid tahay Al-shabaab, ayna qas iyo amni darro ka wado dalal badan sida Libya, Syria iyo Yeman.

Sida ay baahisay wakaalada Wararka Turkiga afhayeenka Wasaaradda Arrimaha dibadda Turkiga ayaa dowladda Imaaraadka ugu baaqay inay joojiso siyaasadaheeda ku dhisan caddaaweysiga Turkiga.

Xiriirka Imaaraadka iyo Turkiga ayaa si weyn u sii xumaaday markii Dowladda Turkiga ay ku eedeysay inuu qeyb ahaa in

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON