Tuesday, June 24, 2025

Dowladii ka danbeysay inuu Madaxweyne Farmaajo ku dhawaaqo Xaalad Dagaal oo la ogaaday [Akhriso]

Wasiiro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya ayaa shaaciyay ciddii ka danbeysay in madaxweynaha Soomaaliya uu ku dhawaaqo xaalad dagaal.

Sida uu maanta qoray Wargeyska Guardian ee dalka Ingiriiska, ku dhawaaqista xaaladda dagaal ee madaxweyne Farmaajo si lama filaan ugu dhawaqay  6-dii April ee sanadkan     ayaa ka danbeysay wadahadal dhex maray Mareykanka iyo Soomaaliya.

Go’aanka ku dhawaaqista xaaladda dagaal ee ka dhanka ah Alshabaab ayaa la qaatay kadib wadahadal dhex maray labada dowladooda. “Waxa jiray xiriiro dhow oo labada dowladood ay leeyihiin, madaxweynaheena ayaana ku dhawaaqay xaalad dagaal” ayaa laga soo xigtay wasiirka Warfaafinta xukuumada Soomaaliya C/raxmaan Cumar Yariisow.

Go’aanka uu ku dhawaaqay Madaxweyne Farmaajo ee dagaalka Alshabaab ayaa ka danbeeyay markii madaxweynaha Mareykanka uu Soomaaliya u aqoonsaday  AAG DAGAAL, isla markaana fududeeyay xayiraaddii ciidamada Mareykanka ka saarneyd inay howlgallo culus ka geystaan Soomaaliya.

DEGDEG: Madaxweyne Farmaajo oo ku dhawaaqay xaalad dagaal & Laba bilood oo loo qabtay…

Madaxweynaha Mareykanka oo Soomaaliya u aqoonsaday ‘AAG DAGAAL’ [Wareegto cusub]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON