Tuesday, July 1, 2025

Dr. Cusman Dufle oo ku horeeya Doorashada Kursiga Aqalka Sare iyo Musharaxii Villa Somaliya oo haray..

War hadda soo dhacay ayaa sheegay inuu soo dhammaaday wareegii koowaad ee Doorashada Kursiga Aqalka Sare ee uu difaacanayey Senator Cusmaan Xaaji Maxamuud Dufle.

Kursigan waxaa ku tartamaya musharixiinta kala ah: Senator Cusmaan Maxamuud Dufle, Dr. Cusmaan Maxamuud (Dufle), Maxamud Axmed Nuur (Tarsan) iyo Musharax Raage Xasan Cusmaan (Xuuti).

Wareegii koowaad markii codadadka la tiriyay waxay natiijadii noqotay sida soo socota:

1- Dr. Cusmaan Dufle: wuxuu helay 54 cod

2- Maxamed Axmed : Wuxuu helay 19 Cod

3- Raage Xasan: wuxuu helay 25 Cod

Waxa wareegga labaad u gudbay laba musharax ee ugu cod badan Cusmaan Dufle iyo Raage Cusmaan Xuuti, iyadoo uu sidaas ku haray Musharixii Maxamed Axmed Nuur (Tarsan) ee ay wadatay kooxda Farmaajo ee Villa Somaliya.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON