Sunday, July 13, 2025

Duqa Muqdisho oo Lacag Shilin Somali ah gaarsiiyey Qoys 5 Qof uga dhinteen Roobkii xalay..

Guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna duqa Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) oo ay la socdeen wehliyaan guddoomiye ku-xigeenadiisa iyo xoghayaha Gobolka ayaa booqday xaafada Ceel-Qalow qasaare weyn uu ka geystay Roobkii Xalay ee dhaliyey Dhimashada 7-ruux oo 5 ka mida ay isku qoys ahaayeen.

Duqa Muqdisho ayaa si gaar ah ula kulmay qoyskii ay shanta qof uga dhinteen Guriga kusoo dumay, isagoo uga tacsiyadeeyay dhibaatadii soo gaartay, wuxuuna ku wareejiyay Lacag Shilin Soomaali ah oo ku jiray Laba jawaan si ay nolashooda ugu maareeyaan.

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ku fashilmay inuu xal u helo meelo biyo mareenka ah iyo bulaacadaha caasimadda oo marka uu roob da’o keena qasaare naf iyo hanti leh, inkastoo malaayiin doolar oo canshuur ah uu ka qaado shacabka Muqdisho.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON