Tuesday, March 19, 2024

Ergey ka socday Boqorka Sacudiga oo dhambaal soo gaarsiiyey Madaxweyne Farmajo (Sawirro)

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta qaabilay ergay ka socday boqorka Sacuudiga oo Muqdisho soo gaaray.

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Afrika ee Wasaaradda Arrimaha dibadda Boqortooyada Sucuudiga Axmed Kattan iyo wafdi la socday ayaa Dhambaal ay ka sideen Boqor Salmaan Bin Cabdilcasiis soo gaarsiiyey madaxweynaha Farmaajo, wuxuuna kulanka ka dhacay garoonka magaalada Muqdisho.

Wararka aya sheegaya in Soomaaliya ka mid tahay dalal lagu casuumay shir ay qabanqaabineyso Sacuudiga oo ku saabsan amniga Badda Cas iyo isbaheysi ay dooneyso inay sameysteen dalalka Badda Cas.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON