Sunday, July 13, 2025

Faahfaahin: 3 Xildhibaan oo lagu doortay magaalada Baydhaba (Akhriso: Sida ay kusoo baxeen)

Waxaa magaalada Baydhaba maanta lagu qabtay doorashada saddex kursi oo ka mida Baarlamaanka 11-aad ee Gobolka Shacabka dowladda Federaalka.

Kursiga HOP056 waxaa ku fdhiyey Maxamed Jaamac Mursal (Geele) oo helay codad gaaraya 79 -cod, waxaana kula tartamayay musharax Maxamed-Nuur Cabdulaahi Jaamac oo heley 21-cod1-cod.

Kusiga HOP002 waxaa kusoo baxay Siid Cali Isaaq Maxamed oo helay 82 cod, halka musharaxii la tartamayay ee Mowliid Nuur Xasan uu ka heley 18-cod.

Kursiga HOP231, waxaa ku kusoo baxay Isaaq Maxamuud Mursal (Fanax), kadib doorasho ka dhacday magaalada Baydhaba, isagoo helay codad dhan 72-cod, halka musharaxii la tartamay ee Maxamuud Cali Mursal uu ka heley 15-cod.

Kursiga HOP231 waxaa doorashadii 2016 tartan adag ku dhex maray Wasiirkii Maaliyadda ee xilligaasi Maxamed Aadan Fargeeti iyo Maxamuud Macalin Yaxye oo hal cod uga qaaday Wasiirka.

HOOS KA AKHRISO WARBIXANNADA TARTANKII KURSIGAN E 2016:

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON