Thursday, June 26, 2025

Faahfaahin: Gaari ay wateen Ciidamada Dowladda oo lagu qarxiyey Muqdisho & Askar lagu dilay..

Qarax maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa sababay dhimasho iyo dhaawac, markii ay gaari ay la socdeen ciidamada dowladda la qarxiyey.

Qaraxa ayaa la sheegay inuu ahaa miinada dhulka la dhigo ayaa ka dhacay agagaarka Isbitaalka Digfeer, degmada Hodon, waxaana lala beegsaday Gaari nooca Landcruizer (Cabdi-Bille) oo ay wateen ciidamada Dowladda, iyadoo ay qaraxa ku dhinteen 2 askari, halka qaar kale ay ku dhaawacmeen.

Gaariga ayaa wadadda ka baxay markii uu qaraxa haleelay, waxaana u waxyeelo u geystay dad ku sugnaa jidka dhinaciisa, iyadoo markii dambe ay halkaasi gaareen ciidamada dowladda oo halkaasi ka qaaday askarta dhimashada iyo dhaawaca kasoo gaaray.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON