Tuesday, June 24, 2025

Faahfaahin: Koox Dabley ah oo fal Dil ah ka geysatay magaalada Beledweyne

Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa dil maanta ka dhacay xaafada Howl-wadaag ee magaalada Beledweyne.

Dilka ayaa waxaa ka danbeyay kooox  dabley ah oo weerar ku qaaday Askari ka tirsanaa Ciidamada Millateriga Soomaaliya, waxayka toogasho ku dileedn askariga oo lagu maagcaabi jiray Cismaan C/kariin, iyagoo hka qaatay qorigii uu watay xilli uu ku sugnaa  Suuqa Xoolaha ee Xaafada Holwadaag.

Kooxda Dableyda ee falka geysatay ayaa baxsatay, waxaana markii danbe halkaasi gaaray ciidamada Milateriga iyo kuwa Booliska Hirshabeelle oo howlgallo ka bilaabay xaafaddaasi.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON