Monday, June 23, 2025

Faahfaahin ku saabsan Sarkaal Puntland u qaabilsan canshuuraha oo lagu dilay Boosaaso

Koox dabley ah ayaa magaaalada Boosaaso maanta ku dishay sarkaal ka tirsanaa ciidamada canshuuraha Berriga ee maamulka Puntland.

Dilka sarkaalka oo lagu magacaabi jiray Caynab Maxamed Dunge ayaa yimid markii ay laba nin oo bistoolado ku hubeysan weerar ku qaadeen, waxayna baxsadeen markii ay dilka ku fuliyeen sarkaalka.

Ciidamada Amniga magaalada Boosaaso ayaa howgal ka sameeyay magaalada, iyagoo weli raadinayo dableyda dilka ka danbeysay; iyadoo aanay weli cidna sheegan dilkaasi.

Ad

Alshabab iyo Daacish ayaa magaalada Boosaaso ka fuliya dilalka qorsheysan iyadoo magaalada ay ka mid tahay meelaha ay ka howlgallaan labada urur oo iska horjeeda.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON