Sunday, June 22, 2025

Faahfaahin: Macalin Qur’aan oo xaaskiisa Sun ku dishay Magaalada Beledweyne iyo Booliska oo…

Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa kiis nooc cusub ah oo ka dhacay magaalada Hargeysa, kaaso haweeney ay ninkeeda ku dishay Sun ay Raashin ug dartay.

Arrintan ayaa xalay ka dhacay xaafadda Xaawo-taako ee magaalada Beledweyne, gobolka Hiiraan, iyadoo haweeneyda oo la sheegay inay in dhowaan la guursaday ay ninkeeda oo ahaa macalin dugsi qr’aan Sun ugu dartay raashin, sidaasina uu ku geeriyooday.

Macalinka la sumeeyay ayaa lagu magacaabi jiray  Cumar Macalin Muxumed, waxaana maanta lagu aasay magaalada Beledweyne, waxaana ka qeyb galay boqolaal qof oo geeridiisa aad uga naxay. Ciidamada Booliska ayaa gacanta ku dhigay saaka haweeneydii falkaasi geysatay.

Ad

Dhacdadan oo si weyn looga hadal hayo magaalada Beledweyne ayaa ah mid ku cusub dadka, waxayna ka mid tahay caqabadaha ka jira xaaladdaha Qoyska.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON