Monday, June 23, 2025

Faahfaahin: Qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho iyo Qasaaraha..

Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa Qarax uu fuliyay Qof isku soo xiray waxyaabaha Qarxa oo isku qarxiyay agagaarka isgoyska Sayidka ee Magaalada Muqdisho oo ah Bar laga ilaaliuo Madaxtooyada Soomaaliya.

Hay’adaha Amniga ciidamada ayaa sheegay inay fashiliyeen Qof Naftii-halige ah oo isku soo xiray Qarax kaas oo doonayay inuu isku Qarxiyo goob maqaaxi ah oo ku taala degmada Howlwadaag ee gobalka Banaadir.

Ninkan oo la sheegay inay ku daba jireen ciidamada Amniga ayaa is qarxiyay, waxaana sla sheegay inuu keligiis Qaraxa ku dhintay, iyadoo ay ceyrsanayaan ciidamada.

Ad

Fiidnimo, ayaa waxaa qof lab ah oo naftii-halige ahi isku qarxiyay barta hubinta gaadiidka ee Baar-bulsho waxaana ku dhawacmay 1-askari oo Boliis ah. Askariga oo feejignaa ayaa markuu ka shakiyay, ku amray inuu istaago. Balse, naftii-haligaha ayaa ka maxad adegay, askariga ayaa u istiicmaalay awooda uu sharcigu u jideeyay, sidaas ayuuna ku qarxay.” ayaa lagu yiri War kasoo baxay Booliska Gobolka Banaadir.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON