Thursday, June 26, 2025

Faahfaahin Qarax ka dhacay Duleedka Muqdisho oo lagu dhaawacay Sarkaal ka tirsan Hay’adaha Amniga

Faafhaahin dheeraad aha ayaa ka soo baxeysa Qarax maanta ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho, gaar ahaan degaanka Weydo ee u dhow KM 13.

Qaraxa oo ahaa miinada dhulka lagu aaso lala beegsaday  Gaari nooca NISSAN SURF ah, kaasoo la sheegay inuu la socday sarkaal sare oo ka tirsan hay’adah amniga, kaasoo ku dhaawacmay Qaraxa, waxaana ku dhintay darawalkii Gaariga.

Dadka degaanka ayaa sheegay inuu qaraxa u uahaa mid xoog leh, wuxuuna saameyn ku yeeshay isu socodkii gaadiidka ee Wadadda Afgooye,  iyadoo goobta qaraxa ka dhacay ay ahayd meel marar badan lagu qarxiyey gaadiidka ciidamada dowladda.

Ma jirto wax war ah oo hay’adaha amniga kasoo saareen qaraxan, iyadoo sii kordheen qaraxyada loo adeegsado miinooyinka dhulka.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON