Monday, June 23, 2025

Faahfaahin: Qarax ka dhacay Maqaayad u dhow Saldhiga Booliska Waaberi

Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Qarax Galabta ka dhacay maqaayad ku dhow saldhiga degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho.

Qaraxa oo laga maqlay qeybo badan oo ka tirsan caasimadda ayaa ka dhacay afaafka hore ee Maqaayadda Barwaaqo, waxaana qasaare kala duwan kasoo gaaray dad u badnaa kuwii ku sugnaa waddada iyo macaamiisha maqaayaddaasi oo tallaabooyin u jirta saldhigga Booliska degmada Waaberi.

Waxaa goobta qaraxa ka dhacay gaaray gawaarida gurmadka oo halkaasi ka qaaday 13 qof oo dhaawac ah, kuwaasoo la gaarsiiyey isbitaalada Muqdisho, iyadoo Boolisku xaqijiiyey dhimashada 4 qof.

Ad

Waa qaraxiii labaad ee maanta ka dhacaya magaalada Muqdisho, siiba wadadda Maka Almukarama ee sida weyn loo ilaaliyo, kadib markii ciidamada Booliska ay xireen wadooyinka caasimadda oo howlgallo amni ay ka socdaan.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON