Wasiirka Waxbarashada Somalia oo digniin kasoo saaray go’aan ay qaadatay Puntland [Daawo]

Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay in maamulka Puntland uu diiday inuu qeyb ka noqdo imtixaanka mideysan ee dowladda Federaalka ay ka qaado Dugsiyada Sare ee Dalka, ayna siiso Shahaadada.

Wasiirka Waxbarashada Cabdullaahi Goodax Barre oo warbaahinta dowladda hadal ka jeediyey ayaa caddeeyay in iyadoo hore looga heshiiyay arrintan ay haddana mar kale sababo aan la garaneyn u diiday Puntland imtixaanka mideysan ee dowladda, wuxuuna sheegay inay nasiib darro tahay in sidaasi dhacdo isagoo ka digay in Ardayda Soomaaliyeed loo adeegsado siyaasad.

Ad

Wasiir Goodax Barre ayaa sheegay in ay Puntland qaadatay go’aan halis ah, Wuxuuna Waalidiinta, Ardayda, Dalladaha Waxbarashada ee Puntland u sheegay in haddii aysan ka qeyb gelin imtixaanka dowladda aysan heli doonin shahaado, iyaguna ay isku tashan doonaan.

HOOS KA DAAWO

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

127,987FansLike
1,144FollowersFollow
3,340FollowersFollow

WARARKA UGU SHIDAN

error: Content is protected !!