Sunday, July 6, 2025

Faahfaahin: Qarixii ka dhacay Ex-Kontrool Afgooye ee Magaalada Muqdisho & Muuqaalladii ugu horeeyay…

Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax culus oo saaka ka dhacay Isgoyska Ex. Kontrol Afgooye ee magaalada Muqdisho.

Qaraxa oo loo adeegsaday Gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyey oo is-miidaamin ahaa ayaa lala beegsaday barta Koontarool ee canshuuraha looga qaado gaadiidka isaga goosha Muqdisho iyo Sh/hoose, wuxuuna dhaliyey burbur iyo qasaare kala duwan.

Wararka ayaa sheegaya inay qarax ku dhinteen dad badan oo shacab ah oo ay ku jiraan arday, iyadoo hadda uu socdo gurmadka loo fidinayo dadka ku waxyeeloobay.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON