Monday, July 14, 2025

Faahfaahin Qarixii ka dhacay agagaarka Xabsiga NISA ee Magaalada Muqdisho

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarixii maanta Duhurnimadii ka dhacay Magaalada Muqdisho oo lala beegsaday Maqaayad u dhow Xabsiga NISA ee Godka Jilacow.

qaraxQarax ayaa la sheegay inuu ka dhashay gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa oo la dhigay meel u dhow Maqaayada Blue Sky, waxaana la qarxiyay xilli ay dad badan hakaasi u tageen Qado.

Qasaaraha ayaa la sheegay sheegay inuu ilaa hadda gaarayo laba qof oo dhimasho ah iyo afar dhaawac ay sida ay ku soo warameen saraakiisha caafimaadka.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON