Sunday, July 6, 2025

Faahfaahin & Sawirro: Qarax is-miidaamin ah oo lagu qaaday Bar laga ilaaliyo Madaxtooyada

Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa weerar is-miidaan ah oo caawa lagu qaaday bar koontarool oo laga ilaaliyo xarunta madaxtooyada magaalada Muqdisho.

Taliyaha  Booliska Gobolka Banaadir G/le Bishaar Abshir Geedi ayaa oo shir Jaraa’id ku qabtay goobta uu qaraxu ka dhacay ee Taallada Sayidka  ayaa faahfaahin ka bixiyay khasaarihii ka dhashay weerarka isagoo sheegay in laba askari oo ak tirsan ciidamada xoogga ay ku dhinteen.

Qasaaraha dadka ku dhintay qaraxa ayaa gaaraya saddex qof, iyadoo dhaawacana ka badan yahay 10 kale.

qarax

qarax3qarax4qarax5qarax6

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON