Sunday, July 13, 2025

Faahfaahin: Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Jubbaland oo lagu dilay Muqdisho

Waxaa caawa magaalada Muqdisho lagu dilay Xildhibaan Isaaq Maxamed Xasan (Sandheere) oo ka tirsanaa Golaha wakiilada Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Jubballand.

Dilka xildhibaanka oo hore usoo noqday wasiir ku xigeen ka tirsan Jubbaland ayaa ka dhacay degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir, kadib markii xilli u salaadii Maqrib kasoo baxay Masjid rasaas ku fureen dabley hubeysan.

Geerida xildhibaanka waxa ka hadlay mas’uuliyiin uu ka mid yahay Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo tacsi u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Xildhibaan Isaaq Maxamed Xasan (Sandheere).

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON