Tuesday, April 16, 2024

Faahfaahin: Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo Qasaaraha ka dhashay..

Faahfahin dheeraad ah ayaa laga helaya Qarax nooca Miinada dhulka la geliyo ah oo lala beegsaday Gaari ay wateen ciidamo ka tirsan kuwa milateriga dowladda Soomaaliya.

Qarax ayaa ka dhacay meel u dhow Aargada Degmada Deyniile ee magaalada Muqdisho, waxaana uu haleelay Gaari nooca Prado ah oo ay wateen Cidamada Millateriga, kasoo waxyeelo kasoo gaartay qaraxa, iyadoo dadka degaanka sheegeen in qasaare dhimasho iyo dhaawac ah oo Askarta soo gaaray.

Ciidamada Amniga ayaa gaaray goobta qaraxu ka dhacay, iyadoo la xiray waddooyinka soo gala iyo kuwa ka baxa Aargada. Hal sarkaal ayaa ku dhintay qaraxa iyadoo 3 kale ay ku dhaawacmeen.

Ad

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON