Wednesday, July 2, 2025

FADEEXO: Nidaam xumadii ugu darneyd oo Xasan Sheekh ku qabsatay Kismaayo (SAWIRO)

Madaxweynaha Soomaaliya iyo wufuud ka socota dalalka Itoobiya iyo Kenya ayaa ka qeybgalaya caleemo-saarka Baarlamaanka loo sameeyay maamulka Jubba, waxaa kaloo Kismaayo hore u tegay madaxweyne ku xigeenka Puntland.

Haddaba daawo sawiradii ugu danbeeyay ee madaxda ka qeyb galeysa xaflada caleemo saarka Baarlamaanka KMG ah ee Jubba.

SAWIRADA WAXAA KAAGA MUUQDA FADEEXO NIDAAM XUMO KA DHACDAY MEESHA MARKII MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA IYO HOGAAMIYE AXMED MADOOBE IS BARBAR FARIISTEEN OO LABA CALAN DHINACYADA LAGA DHIGAY, ISLA MARKAANA WUFUUDII KALE AY DHINACYADA FARIISTEEN.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaad moodaa inuu maalmihii ugu danbeeyay ku dhex jiro nidaam xumo dhalisay inuu xitaa ka tanaasulo wixii ugu yaraa ee madaxweyne Qaran lagu maamuusi jiray, taasoo khaladkeeda inta ugu badan isagu leeyahay marka lagu daro kuwa la shaqeeya.

Labada madaxweyne

IMG_7613

IMG_7620

IMG_7622

IMG_7623

IMG_7626

IMG_7627

IMG_7628

IMG_7631

IMG_7633

IMG_7639

Source: Puntlandpost

[ad name=”HTML”]

[ad name=”HTML-6″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON