Monday, June 23, 2025

Fadhigii Baarlamaanka oo furmay & Wasiiradii loo yeeray oo tegay [2 mas’uul oo ka baaqsaday.]

Fadhigii Golaha Baarlamaanka ee loogad doodayo arrimaha Amniga ayaa goor dhoweyd ka furmay xarunta Baarlamaanka ee magaalada Muqdisho.

Waxaa kulanka soo xaadiray Wasiirada Gaashaandhigga iyo Amniga, iyadoo ay sidoo kale la socdeen taliyeyaasha ciidamada Booliska, Milateriga iyo Asluubta, waxaana ka baaqday fadhiga kusimaha taliyaha NISA Fahad Yasiin Xaaji oo la sheegay inuu safar u raacayo Ra’iisal wasaaraha iyo guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar oo aan ka mid ahayn xukuumadda wax la-xisaabtan ahna ku lahayn Baarlamaanka.

Kalfadhiga Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa maanta ku furmay iyadoo ay soo xaariyeen xildhibaanno gaaraya 164 Xildhibaan, iyadoo kullanka ayaa gabi ahaantiis looga hadlayo xaaladda Amniga.

Image may contain: one or more people, people sitting and indoor
Image may contain: 4 people, people sitting

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON