Friday, June 27, 2025

Farmaajo oo Garoonka Diyaaradaha Aden Cadde Waraaqihii Aqoonsiga uga guddoomay Safiirka Mareykanka

Madaxweynaha muddo xileedkiisu dahmmaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Garoonka Diyaaradhaa Aden Cadde ee magaalada Muqdisho warqadaha aqoonsiga danjirenimo uga guddoomay Safiirka Cusub ee Dowladda Maraykanku u soo magacawday Soomaaliya Larry André.

Danjiraha cusub ee Mareykanka oo munaasnaad loogu diyaariyey Qeybta VIP-da ee Garoonka Muqdisho, taasoo ay ugu wacan tahay in mas’uuliyiinta Mareykanka aysan dhaafi karin xeyndaabka Garoonka Diyaaradaha Muqdisho oo ay uga duwan yihiin dalalka kale oo dhan.

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa shaacisay war ay ku sheegtay in safiirka cusub ee Mareykanka uu Farmaajo soo gaarsiiyey salaan uu uga siday Madaxweynaha Dowladda Maraykanka Mudane Joe Biden, isagoo sheegay inuu dadaal uu ku bixin doono xoojinta xiriirka labada dal.

Safaaradda Mareykanka ayaa hore u sharaxday sababta auu safiirka cusub ee Larry André uu waraaqihiis aqoonsiga ugu gudbinayo Madaxweynaha fdahiya Villa Somalia (Halkan ka akhriso)

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON