Sunday, July 13, 2025

Feysal Cali Waraabe: “Farmaajow maalmihii aad Muqdisho ka talin lahayd way soo dhammaadeen.. Ballan ayaan..” [Daawo]

Hoggaamiyaha xisbiga UCID ayaa sheegay in dagaalka ka socda Gobolka Sool aanu ahayn dagaal ku kooban beesha Majeerteen ee uu yahay dagaal ay Soomaaliya ku soo qaaday Somaliland.

Isagoo ka hadlayey magaalada Hargeysa ayuu sheegay in dagaalka ay ka qeyb galeen ciidamada Saracen iyo kuwa Mareykanku tababarray, wuxuuna dowlada Soomaaliya ku eedeeyay inay jebiyaan heshiis Mareykanka soo qabanqaabiyey oo madaxda oo dhan lagala hadlay.

Feysal Cali Waraabe ayaa sheegay in mudadii uu Farmaajo ka sii talin lahaa magaalada Muqdisho ay soo dhamaatay oo waqti kooban u haray, isla markaana wuxuu balan ku qaaday inay ka shaqeyn doonaan sii loo rido dowladda Farmaajo.

HOOS KA DAAWO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON