Friday, June 27, 2025

Gaari Caawa ku Qarxay Xaafad ka tirsan Muqdisho iyo faahfaahin laga helay

Qarax ayaa caawa ka dhacay xaafadda Dabakaayo-Madow ee Degmada Dharkeynley ee magaalada Muqdisho.

Qaraxa ayaa qabsaday Gaari noociisu yahay Mini Bus oo ay leedahay shirkad ganacsi,kaasoo socday Wadadda Jaalle Siyaad, xaafadda Dabakaayo Madow, iyadoo aan la ogeyn inuu qaraxu saarnaa iyo inuu goobta ku haleelay.

Dadka degaanka aya sheegay inuu qarax ku dhaawacmay hal qof, ayna waxyeelo kasoo gaartay Gaariga, iyadoo ciidamda Amniga ay halkaasi gaareen.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON