Monday, June 23, 2025

Gaari loo diyaariyay in lagu geysto Qarax is-miidaamin ah oo caawa lagu qabtay Muqdisho [SAWIRRO]

Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda NISA ayaa caawa sheegay inay gacanta ku dhigeen gaari nooca raaxada ah oo loo yaqaan Carib ahaa Gaari miineysan,  loona diyaariyay in qarax is miidaamin ah lagu geysto.

Gaarigan ayaa laga soo qabtay Qabuuraha Gen Da’uud ee degmada Wardhiigley,  Magaalada Mudisho, sida uu sheegay afhayeenka Gobolka Banaadir Cabdifataax Cumar Xalane oo ay soo xigatay SONNA.

DAAWO GAARIGA LA QABTAY

Ad

13480253_600973663401541_342958194_n13510465_600973723401535_533859604_n13510516_600985020067072_2026010149_n13514381_600985023400405_636830543_n

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON