Friday, June 27, 2025

Gaari sida Qaraxyo oo Caawa lagu qabtay Magaalada Muqdisho

Ciidamada Nabadsugidda ayaa caawa degmada Xamarweyne ku qabtay Gaari  la sheegay inuu miineysnaa oo waxyaabo qarxa lagu soo raray.

Ciidamada NISA ayaa gacanta gaariga oo noociisu ahaa Carib oo lagu sooxiray Qaraxyo, waxaana la soo dhigay  Iskuulka Xaawo Taako ee degmada Xamarweyne hortiisa oo u dhow Saldhigga Booliska Afar irdood.

Ciidamada ayaa la sheegay inay ku guuleysteen furfuridda waxyaabaha qarxa ee gaariga lagu soo xiray, waxaana la qorsheeyay in caawa qarax lagu geysto.

Alshabaab ayaa muddooyinkii danbe dardar gelisay qaraxyada iyo weerarada magaalada Muqdisho iyo gobollada dalka.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON