Thursday, June 26, 2025

Galmudug oo magacawday Guddiga Doorashada Xildhibaanada Aqalka sare [Akhriso Magacyada]

Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug ayaa maanta magacaabay Guddiga Doorashooyinka Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Guddiga Doorashada Aqalka sare ayaa ka kooban 9 xubnood oo ka tirsan xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug, iyadoo Galmuduug  ay magaalada Cadaado ku dooraneyso 8 mudane oo aqalka Sare ka tirsan.

AKHRISO LIISKA GUDDIGA

galmudug-doorashoGoobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON