Monday, July 14, 2025

Galmudug war culus ka soo saartay dagaalka ka socda Magaalada Gaalkacyo (Akhriso War-murtiyeed)

Madaxtooyada Galmudug ayaa war-murtiyeed ka soo saartay dagaalka saaka dib uga qarxay magaalada Gaalkacyo.

Galmudug ayaa ku eedeysay maamulka Puntland inuu weerar ku soo qaaday dhinaca maamulkooda ka joogo magaalada Gaalkacyo, ayna caadeysteen mar waliba oo heshiis la gaaro inay weerar soo qaado Puntland.

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA GALMUDUG

dagaal-galmudug

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON