Thursday, July 3, 2025

Garyaqaanka Guud ee Maamulka Puntland oo la saftay Madaxweyne C/weli Gaas [War-saxaafadeed]

Garyaqaanka Guud ee Maamulka Puntland Maxamed Yuusuf Maxamuud ayaa la saftay madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) khilaafka kala dhaxeya ku xigeenkiisa.

Qoraal uu soo saaray ayuu garyaqaanku ku caddeeyay in madaxweyne ku xigeenka Puntland uusan awood sharci u lahayn magacaabista guddiga xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Golaha Wakiilada Puntland, isagoo sheegay in madaxweynahamaamulkaasi C/weli Gaas uu xaq u leeyahay magacaabidda Guddiga xallinta khilaafaadka ,isagoo la tashanaya ku xigeenkiisa.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON