Wednesday, June 25, 2025

Golaha Amaanka Q/Midoobay oo cusbooneysiiyey Xayiraadda Hubka ee saaran Somalia & 3 Dal oo ka aamusay

Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobey oo mar kale kulan ka yeeshay cunaqabateynta hubka ee Soomaaliya ayaa sanad kale kodhiyey xayiraadda saaran Soomaaliya, iyadoo lagu soo daray qodobo kale.

Hindisaha oo ay soo diyaarisay UK, waxaa u coddeeyay 15-ka dal ee Golaha amaanka Qaramada Midoobey iyadoo 12 dal ay ogolaadeen in muddo sanad ah lagu daro cunaqabateynta Hubka Soomaaliya, waxaana ka aamusay dalalka kala ah: Ruushka, China iyo Equatorial Guinea, taasoo keentay inay qodobadda cusub ee lagu soo daray.

Waxaa xayiraadda hubka lagu soo daray kiimikooyinka laga sameyn karo waxyaabaha qarxa ee Al-shabaab adeegsato, ganacsiga dhuxusha Soomaaliya, iyadoo uu golaha amniga cambaareyay Hubka iyo rasaasta sharci darrada ah ee la geeyo Soomaaliya.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON