Wednesday, July 16, 2025

Golaha Wasiirada oo kulan degdeg ku leh Muqdisho & arrinta looga hadlayo oo la ogaaday.

Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa kulan gaara oo degdega isuu yeray xubnaha Golaha Wasiirada oo xilligan Caawa uu shirkoodu socdo.

Ilo ku dhow xafiiska Ra’iisal wasaaraha ayaa sheegaya in kulankan uu gaar u yahay sida xukuumaddu u wajaheyso fadhiga Baarlamaanka ee Berri oo loogu yeeray Wasiirada Amniga iyo Gaashaandhigga oo ay wehliyaan taliyeyaasha ciidamada Qalabka sida.

Golaha Wasiirad ayaa dejiaya qorshaha ay la hor tegayaan Baarlamaanka oo dood culus la yeelan doona xaaladda Amniga magaalada Muqdisho oo muddooyinkii danbe uu howlgal ka socdo.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON