Shir degdeg oo ay Magaalada Garowe ku yeesheen Golaha Wasiiradda maamulka Puntland ayaa lagu taageeray go’aankii Golaha Iskaashiga madaxda maamul Goboleedyadda ee magaalada Kismaayo, kaasoo lagu hakiyay Xiriirkii kala dhaxeeyay dowladda Soomaaliya.
Golaha Wasiirada Puntland ayaa sidoo kale ka hadlay Go’aankii dowladda Jermalka ay ku joojisay Mashruucii dhismaha Wadada xiriirisa Gaalkacyo iyo Garowe, waxayse sheegeen in sidii loogu talagay mashruucu u socdo isla markaana uu ku dhammaan doono mudadii loo qorsheeyey.
HOOS KA AKHRISO