Monday, July 14, 2025

Gudddi wasiiro ah oo loo magacaabay dhexdhexaadinta Maamulka Galmudug iyo Ahlu suna

Wadahdallada Maamulka Galmudug iyo Ahlu suna ayaa maanta ka bilaabanaya magaalada Muqdisho iyadoo ay dhexdhexaadineyso dowladda Federaalka.

Labada dhinac waxaa si kala gaara ula kulmay ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre oo guddi wasiiro ah u magacaabay dhexdhexaadinta, waxaana wasiirada loo magacaabay  ay kala yihiin Wasiirka Arrimaha Dibadda Yuusuf Garaad Cumar iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Cabdi Faarax Juxa.

Kulan casho sharaf ah oo xalay ra’iisal wasaaraha u sameeyay Madaxweynayaasha maamul goboleedyada ayaa waxaa ka mid ahaa madaxweynaha Ahlu suna Sheekh Maxamed Shaakir  Cali Xasan.

Ahlu suna ayaa wadata go’aano adag oo la filayo inay ku adkaadaan maamulka Ahlu suna waxayna Muqdisho la tagtay wafdi aad u ballaaran oo ay ku jiraan madaxdeeda oo dhan.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON