Wednesday, June 25, 2025

Guddiga Diyaarinta Sharciga Doorashada ee Baarlamaanka Federaalka oo gaaray Magaalada Garowe [Sawirro]

Guddiga KMG ah ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya u magacaabay Diyaarinta sharciga Doorashooyinka Qarank ayaa maanta gaaray magaaladda Garoowe ee caasimadda Puntland.

Waxaa garoonka diyaaraha magaalada Garoowe kusoo dhaweeyay xubnaha Guddiga hab-dhowraha Golaha shacab xildhibaan Maxamed Xasan Nuux iyo qaar ka mid ah xildhibaanadda Golaha wakiiladda Dowlad Goboleedka Puntland, waxaana ujeedkooda socdalkooda lagu sheegay sidii ay wadatashiyo ku saabsan Sharciga Doorashooyinka ula yeelan la haayeen mas’uuliyiinta maamuul Goboleedka Puntland iyo Qeybaha Bulshada reer Puntland.

Guddigan ayaa hore u booqday Maamulka K/Galbeed, iyadoo loo xil saaray dib u habeynta sharciga Doorashada oo Golaha Wasiirada ay ansixiyeen, balse Baarlamaanka dhinac isaga riixay, una smaeeyay Guddi aan joogto ahayn.

Image may contain: 1 person, airplane, shoes, sky and outdoor
Image may contain: 2 people, people standing and outdoor

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON