Wednesday, June 25, 2025

Guddiga Doorashada Guddoonka Aqalka Sare oo la magacaabay [Akhriso Magacyada]

Kulankii ugu horeeyay ee ay maanta yeeshaan xildhibaanada Aqalka sare ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo lagu magacaabay Guddiga qabanqaabada Doorashada Guddoonka sare.

Guddiga Qabanqaabada Doorashada Guddoonka Aqalka Sare ee baarlamaanka oo ilaa hadda ka kooban 54 xubnood waxaa loo magacaabay senatooro ka soo jeeda maamul Goboleedyada oo kala ah:

  1. Maxamed cusmaan Dhagajuun – Hir Shabeelle.

2. Jawaahir Axmed Cilmi Maamulka  – Galmudug.

3. Farxaan Cali Xuseen Maamulka   – Puntland.

4. C/llaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag    – Maamulka Jubbaland.

5. C/risaaq Axmed Cali Maamulka Somaliland.

6. Xuseen Sheekh Xuseen     – Koofur galbeed

Guddigan ayaa qabanqaanbinaya doorashada Guddoonka Aqalka sare oo lagu wado inay dhowaan ka dhacdo magaalada Muqdisho.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON