Friday, July 11, 2025

Guddiga Doorashada Madaxweynaha ee Golaha Shacabka ee la magacaabay (Akhriso Magacyada)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka FederaalkaSheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayuaa magacaabay inta badna Xubnaha Guddiga qabanqaabada Doorashada madaxweynaha cusub ee Soomaaliya.

Guddigan oo qeybta Golaha shacabka lagu soo dari doono qeybta kale ee Aqalka Sare ayaa waxay magacyadooda kala yihiin:

1- Xildhibaan Mowliid Cabdi Maxamed
2- Xildhibaan Cali Xaaji Daahir
3- Xildhibaan Nuur Mustafmukhtaar
4- Xildhibaan Beerey
5- Xildhibaan Maxamed Ibrahim Mucalimuu
6- Xildhibaan Maxamed Caananuug
7- Xildhibaan Cumar yuusuf
8- Xildhibaan Fardowsa Maxamed Cigaal.

Guddoomiye Aadan Madoobe ayaa sheegay in xubnaha dhiman lasoo magacaabi doono saacadaha soo socda. Guddiga ayaa guud ahaan ka kooban 17 xubnood oo isugu jira Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare.

Xildhbaannada Golaha Shacbka ayaa qaab beeleede 4.5 ah usoo xulay xubnhaa Gyddiga e la magacaabay.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON