Akhriso: Liiska 58 xildhibaan oo maanta qaadatay Shahaadadii xildhibaannimo iyo Aqoonsi
Guddiga Doorashda Heer Federaal ayaa shaaciyey tirada xildhibaannada labada Aqal ee maanta qaatay Shahaadooyinka xildhibaannimo iyo Aqoonsiga.
Maanta oo ahayd maalintii labaad ee Bixinta Shahaadada Xildhibaanimo oo ka socotay Xarunta Guddiga FEIT, waxaa qaatay Shahaadada Xildhibaanimo ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ila 58 xildhiban.
Xildhibaanada ayaa isugu jira Mudanayaasha Golaha Shacabka iyo Aqalka sare, oo ka kala yimid; Hirshabeelle, Koonfur Galbeed, Galmudug, Somaliland, Puntland iyo Jubband.
Guddiga FEIT wuxuu bogaadiyaa Xildhibaanada Labada Aqal qaatay Shahaadada, wuxuuna sidoo kale ku boorriyaya inta dhimman ee aan wali qaadan ku dedaalaan sidii ay ku qaadan lahaayeen.
Hoos ka akhriso liiska
- Sheikh Adan Madoobe GSH#189
- Shariif Abdalla GSH#085
- Abdillahi Abdi Mohamed GSH#264
- Hussein Mohamed Nur GSH#051
- Ahmed Abdi Hashi (Ahmed Taajir) GSH#166
- Mohamed Abdullahi Keyse GSH#073
- Sadiya Yasin Haji Samatar GSH#129
- Hassan Abdi Ismail GSH#217
- Omar Ibrahim Hashi GSH#114
- Roda Arab Abdi GSH#219
- Khadra Mohamed Tukale GSH#274
- Sahra Olad Abdi GSH#018
- Zamzam Dahir Mohamud AS#12
- Leila Ahmed Ismail AS#37
- Ahmed Mohamed Ali AS#21
- Noradin Abdullahi Olujog GSH#246
- Zamzam Abdullahi Ahmed AS#24
- Abdirahman Mohamed Hussein GSH#069
- Fartun Abdikadir Farah Karama AS#19
- Yusuf Hussein Ahmed Gama’diid GSH#031
- Ali Shaban Ibrahim AS#23
- Prof/Dr. Osman Mohamud Mohamed (Dufle) AS#20
- Salah Ahmed Jama AS#34
- Guled Bihi Abdi GSH#255
- Ahmed Osman Dirie GSH#233
- Abdinur Ali Aden GSH#028
- Mohamed Sheikh Noor Osman GSH#107
- Abas Ali Ibrahim GSH#111
- Mohamed Abukar Ali GSH#025
- Adar Hared Jibril GSH#132
- Mohamed Abdurahman Nadif GSH#124
- Bihi Iman Egeh GSH#237
- Abdiqani Ismail Said GSH#241
- Mohamoud Abdirahman Omar GSH#272
- Adnan Osman Elmi GSH#236
- Omar Yusuf Qaladid GSH#136
- Ahmed Mohamud Jama GSH#029
- Nasro Mahdi Arale GSH#023
- Leylo Nur Maah AS#07
- Sahra Jama Ali GSH#134
- Dr. Ahmed Adam Ahmed GSH#127
- Hassan Dahir Yarow AS#05
- Zaynab Mohamed Amir GSH#267
- Asad Abdirisaq Mohamed GSH#120
- Yusuf Mohamed Ismail GSH#118
- Ilyas Badal Gabose AS#01
- Mohamed Hassan Adam GSH#133
- Hamza Abdi Barre GSH#203
- Abdi Hashi Abdullahi AS#33
- His Hassan Adan GSH#015
- Farhiyo Mohamud Dhakane GSH#052
- Maryan Mohamud Isse GSH#226
- Mohamud Abdirahman Sheikh Farah GSH#003
- Osman Mohamed Abdi GSH#022
- Fadumo Hassan Ali GSH#210
- Abdi Ibrahim Warsame GSH#196
- Abdulkadir Mohamed Wa’ays GSH#112
- Mowlid Abdi Mohamed GSH#130
