Ku-simaha Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya C/weli Ibraahim Muudey ayaa magacaabay Guddiga qabanqaabada Doorashada Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya.
Guddigan oo ka kooban 15 xubnood ayaalagu soo xulay qaabka 4.5 iyadoo la faray mudadda sharcigu farayo gudahood inay ku qabtaan doorashada Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Soomaaliya.
HOOS KA AKHRISO LIISKA MAGACYADA GUDDIGA