Tuesday, June 24, 2025

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo magacaabay Guddi isu keena Madaxda Dowladda & Maamul Goboleedyada

Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa wareegto uu soo saaray ku magacaabay ‘Guddiga isku keenista madaxda dowladda federaalka iyo dowladda goboleedyada’, kaasoo qabanqaabinaya shirka wadatashiga ee Aqalka Sare ku baaqay in laga yeesho arrimaha Doorasho laga wada raali yahay oo si nabad ah ku dhacda.

Guddigan oo ka kooban 9 xubnood oo ka tirsan Aqalka Sare ayaa kala ah:

1 – Guddoomiyaha Aqalka Sare – Cabdi Xaashi Cabdullaahi.

2 – Senator Cabdirisaaq Cusmaan Xasan (Jurille)

3 – Senator Cabdi Axmed Dhuxulow

4 – Senator Muxiyadiin Sheekh Cali Jaamac

5 – Senator Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud (Faroole)

6 – Senator Xuseen Sheekh Maxamuud

7 – Senator Cabdulaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag)

8 – Senator Cusmaan Maxamuud Maxamed (Dufle)

9 – Senator Cabdulaahi Cabdi Garuun

AKHRISO WAREEGTADA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON