Thursday, June 26, 2025

Guddoomiye Degmo ka tirsan Muqdisho oo Maxkamad looga yeeray [Akhriso dacwad lagu soo oogay]

Maxkamadda rafcaanka Gobolka Banaadir ayaa u yeertay guddoomiyaha degmada Hodon ee Gobolka Banaadir, kadib dacwad lagu soo oogay.

Guddoomiyaha degmada Hodon oo xilka loo magacaabay bishii July 2018, ayaa lagu eedeeyay inuu hor istaagay dacwad hor taalla maxkamadda Degmada Hodon, isagoo u gefay sharafta Garsoorka, isagoo adeegsanaya ciidamadiisa.

HOOS KA AKHRISO WARQADDA MAXKMADDA

No photo description available.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON