Monday, July 14, 2025

Guddoomiye Jawaari oo markii ugu horeysay Mooshinka & Khilaafka Baarlamaanka ku eedeeyay Madaxweyne Farmajo [Akhriso]

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ee mooshinka muranka dhaliyey ka yaallo Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa markii ugu horeysay Mooshinka laga keenay iyo khilaafka ka dhashay ku eedeeyay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Qoraal kasoo baxay xafiiskiisa oo uu akhriyey guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka ayuu guddoomiye Jawaari ku sheegay in madaxweyne Farmaajo uu gabay waajibaadkii ka saarnaa ilaalinta Dastuurka isla markaana uu qaadayo mas’uuliyadda wixii ka dhaca Baarlamaanka.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA JAWAARI

Image may contain: text

Image may contain: text

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON