Thursday, April 18, 2024

Guddoomiye Jawaari oo wareegto ku magacaabay Guddi Cusub oo Doorasho [Magacyada & Waajibaadkooda]

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa magacabaya Guddi la magac baxay: Guddiga ilaalinta anshaxa iyo Asluub wanaaga Doorashada  Madaxweynaha.

Guddigan ayaa ka kooban 9 xubnood, waxaana ku jira xubno ururada bulshada iyo aqoonyahano ah iyadoo howshoodu noqoneyso warbixin ay ka diyaariyaan xaaladda doorashada madaxweynaha iyo bedqabkeeda.

HOOS KA AKHRI WAREEGTADA LAGU MAGACAABAY GUDDIGAN

Ad

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON