Friday, January 21, 2022

Guddoomiye loo magacaabay Guddiga Doorashada Guddoonka Baarlamaanka & Madaxweynaha

Guddiga Baaralmaanka Soomaaliya u magacaabay Doorashada Guddoonka  Baarlamaanka iyo Madaxweynaha ayaa ayaa iska dhex doortay Guddoomiye, ku xigeen iyo Xoghaye.

Kulankii Guddiga ee maanta oo ka dhacay xarunta Golaha Shacabka magaalada Muqdisho ayaa Guddiga oo ka kooban 15 xubnood wuxuu guddoomiye u doortay Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya ahma xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka C/raxmaan Ducaale Bayle.

Waxaa kaloo guddiga ay guddoomiye ku xigeen u doorteen Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar,  iyadoo Xildhibaan Aadan Isaaq Cali loo doortay Xoghayaha Guddiga.

Ad

AKHRISO QORAALKA

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

160,855FansLike
2,535FollowersFollow
5,938FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

160,855FansLike
2,535FollowersFollow
5,938FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON

error: Content is protected !!