Tuesday, June 24, 2025

Gudoomiye Mursal oo qaaday tallaabo ka dhan ah Qorshe uu watay Farmajo [Akhriso Guddi uu magacaabay]

Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa magacaabay Guddi Kumeel gaar ah oo uu sheegay inuu soo diyaarinayo Sharciga Doorashooyinka Qaran ee 2020-ka.

Guddiga aya ka kooban 15 xubnood oo dhammaantood ah xildhibaano, iyadoo howshooda ay tahay inay hubinta iyo wax ka bedelka sharciga Doorashooyinka ee ay soo ansixiyeen Golaha Wasiirada, si looga dhigo mid loo dhan yahay xilli madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo uu olole ugu jiray sidii sharcigaasi loo ansixin lahaa, si degdeg ahna loo marsiin lahaa Baarlamaanka Soomaaliya.

Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo ku-xigeenkiisa koowaad ayaa la sheegay inay ka horjeedaan sharciga Doorashada ee xukuumadda soo diayarisay oo Golaha wasiiarada ay ansixiyeen, iyadoo si wey ay uga hor yimaadeen siyaasiyiinta xisbiyada KMG ah.

HOOS KA AKHRISO

No photo description available.
No photo description available.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON